Safaaradii Itoobiya ku laheyd Asmara oo 20-sano kadib dib loo furay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta si rasmi ah dib loogu furay Safaaradii dowlada Itoobiya ku laheyd magaalada Asmara ee Caasimada dalka Eritrea , kadib markii labada dal heshiiyeen dibna usoo celiyeen xiriirka dhinaca diblumaasiyada. Munaasabada dib loogu furayay Safaarada Itoobiya ku leedahay magaalada Asmara waxaa ka qeyb galay Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha dalka Eritrea  Asaias … Continue reading Safaaradii Itoobiya ku laheyd Asmara oo 20-sano kadib dib loo furay (Daawo Sawirada)